Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masar oo iska fogeeysay eed loo soo jeediyay

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Masar oo iska fogeeysay eed loo soo jeediyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sarkaal sare oo u hadlay Dowlada Masar ah ayaa beeniyay in Ruushka ay siiyeen 40,000 oo Gantaallo ah, si dalkaasi ay ugu adeegsadaan dagaalka ka dhanka ah Ukraine.

Sarkaalkan oo aan magaciisa la shaacin oo la hadlay shabakada wararka ee Al-Qaahira, kadib warbixin ay daabacday maalin ka hor Washington Post, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedan Masar loo soo jeediyay.

Related posts

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026

Wargeyska oo soo xiganaya  dukumentiyada  sirta ah ee Maraykanka ayaa sheegay in madaxda dalkaasi ay si sir ah u gudbiyeen qalabkaasi, iyadoo laga  fogaanayo dhibaatooyinka reer galbeedka.

Sarkaalkaan ayaa ku tilmaamay warbixinta Washington Post warar been abuur ah , wuxuuna intaa ku daray in Masar ay raacday siyaasad ahaan nidaamka isku  dheellitiran ee lagu go’aamiyo nabadda, xasilloonida iyo horumarka dunida.

Kadib baahinta qeyb ka mid ah dukumeenti sirta ah oo ku taariikhaysan 17-kii Febraayo, ayaa waxaa Masar lagu eedeeyay inay Ruushka siiyaan madaafiic iyo baaruud.

Previous Post

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Hambalyo ku aaddan xuska sannad-guurada 63-aad ee aas-aaskooda u diray Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabbilay Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

April 1, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey,...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo booqday Isbitaalka Benaadir

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta booqday Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo Daah-furay madal lagu xoojinayo horumarinta beeraha Dalka

April 1, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 01 Abriil 2026: Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo isbeddel ku sameeyay Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowladda

April 1, 2026
0

Muqdisho , 1-da April , 2026 : Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In