Thursday, March 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobey oo gaaray Gaalkacyo”SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobey oo gaaray Gaalkacyo”SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiin ka socda Hay’adaha Qaramada Midoobey, sida OCHA, WHO, UNICEF, UNHCR, IOM iyo WFP ayaa soo gaaray magaalada Gaalkacyo, waxaana si diiran ugu soo dhaweeyeen duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxman sheekh xasan, kuxigeenkiisa Maxamed Cabdi Cilmi iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Maaraynta Musiibooyinka, waxayna kormeer shaqo si wadajir ah ugu tageen Isbitaalka guud ee magalada Gaalakcyo iyo xeryaha barakacayaasha ee magaalada Gaalkacyo sida Xaarxaar iyo kaamka Deegaan waxayna si dhab ah ugu kuur galeen xaalada Nololeed ee dadka Barakacayaasha ah.

Intaas ka dib Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo kan Gobalka Mudug oo ay weheliyaan mas’uuliyiin sar sare oo ka socday wasaaradaha maaraynta masiibooyinka iyo Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa kulan gaar ah la qaatay Mas’uuliyiintaan ka socotay Hay,adaha UN-ka waxaana diirada lagu saaray arrimaha Gargaarka iyo wada shaqaynta labada dhinac.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026

Previous Post

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay qaar ka mida wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay Waddada isku xirta Ceelberde iyo Xudur “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay Waddada isku xirta Ceelberde iyo Xudur “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo ka sameeyay Waddada isku xirta Ceelberde iyo Xudur "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer dhiirrigelin ah ku tegay deeganka Gendershe

March 19, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa kormeer shaqo ugu tegay cutubyo ka tirsan ciidamada oo ku sugan...

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

Wasaaradda Qoyska oo New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed

March 19, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ayaa magaalada New York ku qabatay kulan ballaaran oo ku saabsan horumarinta haweenka Soomaaliyeed....

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

Mashruuca Zakaatul Fitriga oo si rasmi ah loo soo gabagabeeyey maalintiisii labaad

March 18, 2026
0

Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadannimada, iyadoo kaashaneysa Hay’adda Al-Mahasin Foundation, ayaa maanta si rasmi ah u soo...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

Guddoomiyaha SoDMA oo soo bandhigay istaraatijiyadda Hay’adda ee 2026-ka

March 18, 2026
0

Gudoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo bandhigay qeyb ka mid ah istiraatiijiyadda cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In