Thursday, March 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Masuuliyiin ka socota Galmudug, ASWJ iyo Ximan iyo Xeeb oo Dhuusamareeb

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Bulshada Gobolada dhexe oo loogu baaqay dib u dhiska xarumaha danta guud

Sawir hore

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

 Masuuliyiin ka socota maamullada ASWJ, Ximan Xeeb iyo Galmudug ayaa gaaray magaalada Dhuusamreeb si ay uga qeyb galaan shirka dib u heshiisiinta beelaha gobollada dhexe oo ka socda magaaladaasi.

Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale, Madaxweyne ku xigeenka Ximan iyo Xeeb  Cabdi Maxamed Suldaan iyo guddoomiyaha goleyaasha ASWJ  Ibraahin Xasan Guureeye ayaa lagu soo dhaweeyay madasha shirka ayagoo tilmaamay in ay ka qeyb qaadayaan dadaallada loogu gogol xaarayo maamul loo dhan yahay oo ay sameystaan dadka gobollada dhexe.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026

Guddoomiyaha degmada Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxman Cali Geeda Qoroow,  ayaa sheegay in qof kasta iyo koox kasta oo nabad dooneysa ay ku casuumman tahay magaalada Dhuusamareeb si ay uga qeyb qaadato dadaallada socda ee looga tashanayo aayaha degaanka.

Masuuliyiinta ka socotay ASWJ, Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb ayaa si wada jir ah ugu baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Guriceel, isla markaana waqtiga iyo maskaxda la isugu geeyo sidii loo dhisi lahaa maamul dhibaatada ka saara dadka iyo degaankaba.

Previous Post

Madaxweynaha oo maanta dalka dib ugu soo laabanaya

Next Post

Dhagayso Warka Subaxnimo 17.02.2015

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhagayso Warka Subaxnimo 17.02.2015

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda arrimaha gudaha oo dib u magacawday maamulka gobolka Bakool

March 25, 2026
0

Wasaaradda arrimaha Gudaha dowladda FS ayaa dib u magacawday xubnihii maamulka gobolka Bakool, kan degmada Xudur iyo golaha deegaanka degmadaas.

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika oo lagu qabtay dalka Namibia

March 25, 2026
0

Madaxa Qiimeynta iyo Kormeerka, Prof: Maxamed Cilmi Guure, ahna Xiriiriyaha Soomaaliya ee Barnaamijka Horumarinta Beeraha iyo Sugnaanta Cuntada Afrika (CAADP)...

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

Wasiirrada Amniga Gudaha iyo Gaashaandhigga XFS oo ka qeybgalay gunaanadka barnaamij la xiriiray horumarinta amniga

March 25, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa ka qaybgalay munaasabadda gabagabada barnaamijka Xoojinta Qaabdhismeedka Amniga Qaranka, oo lagu soo...

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

Shirka Golaha Wasiirrada oo looga hadlay xaaladda Guud ee dalkeenna

March 25, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In