Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo kormeeray deegaanno laga xoreeyay Khawaarijta

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo kormeeray deegaanno laga xoreeyay Khawaarijta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka xoogga, Taliyaha ciidanka dhulka, Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha dhexe iyo mas’uuliyiin kale ayaa kormeer dhiirro-galin ah ugu tagay xooggaga xoreynta deegaanka Daaru Naciim ee gobolka Shabeellaha dhexe.

Mas’uuliyiintan ayaa ku bogaadiyay xooggaga  deegaanka ee Daaru Naciim guulaha muhiimka ah ay ka soo hooyeen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta iyo cadowga ay ka xoreeyeen deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Hirshabeelle.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Khawaarijta Al-shabaab oo cadow ku ah nolosha iyo horumarka bulshada ayaa burburiyay goobihii caafimaadka, waxbarashada, ceelashii biyaha, dugsiyadii qur’aanka iyo masaajidda, waxayna dowladda federaalka dadaal xooggan ku bixisay sidii dib loogu soo celin lahaa deegaanadaas adeegyada ay Bulshada u baahan yihiin ee argagixisadu waxyeelada gaarsiisay.

Previous Post

Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diirran loogu soo dhaweeyey Muqdisho

Next Post

Wasiirka Warfaafinta oo Madaxda Jaamacadda Carabta ugu baaqay taageeridda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Next Post
Wasiirka Warfaafinta oo Madaxda Jaamacadda Carabta ugu baaqay taageeridda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Wasiirka Warfaafinta oo Madaxda Jaamacadda Carabta ugu baaqay taageeridda dagaalka ka dhanka ah khawaarijta

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In