Tuesday, April 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Magaalada Jubba kula kula qaatay 102 Mawaadin 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo Magaalada Jubba kula kula qaatay 102 Mawaadin 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha joogtada Wasaaradda arrimaha dibadda oo magaalada Juba ee dalka koofurta Sudan kula kulmay 102 oo laga soo samata-bixiyay dagaalka Sudan ka socda.

Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Xamse Aadan Xaadow oo uu wahliyo safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka koofurta Sudan Danjire Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ( Cameey ) iyo Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Koofurta Sudan Mudane Saciid Jaamac,ayaa kulan kula qaatay ilaa 102 Muwaadin oo u badan arday kuwaa soo laga soo samata-bixiyay dagaalka ka socda dalka Sudan.

Related posts

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026

Muwaadiniintan oo safar dhulka ah kusoo gaaray ilaa xuduuda dalka koofurta Sudan la leedahay dalka Sudan, ayaa waxaa iska kaashaday samata-bixintooda safaaradda Soomaaliya ee dalka koofurta Sudan iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka koofurta Sudan kuwaasoo bixinaya fududeenka qarashaadka muwaadiniintaas ku baxaya iyo deegaaneentooda.

Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Xamse Aadan Xaadow ayaa sheegay in meel gabagabo ah marayso muwaadiniintaas sidii dalka dib loogu soo celin lahaa oo lagu wado in diyaarad loo kireeyo, dhawaanna dalkeena lagu soo celin doonaan insha Allaah.

Muwaadiniintan Soomaaliyeed ayaa kasoo kala galay labo magaalo oo xudeedda ku kala yaala oo la kala yiraahdo Ranka iyo Baaluuj kuwaasoo ku yaala soodinta Sudan iyo koofurta Sudan kala qeybisa.

Dowladda Soomaaliya ayaa wata dadaalo lagu soo samata-bixinaayo muwaadiniin Soomaaliyeed uu ka xayirmay dagaalka Sudan ka socda

Previous Post

Madaxda Turkiye oo sheegay in ay dileen hogaamiyihii ISIL

Next Post

Duqa Muqdisho oo mabnuucay ka ganacsiga maandooriyaasha

Next Post
Duqa Muqdisho oo mabnuucay ka ganacsiga maandooriyaasha

Duqa Muqdisho oo mabnuucay ka ganacsiga maandooriyaasha

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay  Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

Hoggaamiyaha KMG ah ee Koonfur Galbeed oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka

April 6, 2026
0

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Somalia Defence Minister Visits AUSSOM Sector 3

April 6, 2026
0

The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, visited the headquarters of Sector 3...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormer ku tegay xarunta (AUSSOM) ee Baydhabo

April 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqday xarunta Qaybta 3aad ee Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgalo miino baaris ah ka sameeyay deegaanka Gololey

SNAF Clears IED in Gololey

April 6, 2026
0

The Somali National Armed Forces (SNAF) conducted a mine clearance operation today in the Gololey area, located in Balcad town...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In