Wednesday, September 9, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo dhagax dhigay Saldhig Boolis oo laga hirgalinayo Xarardheere

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo dhagax dhigay Saldhig Boolis oo laga hirgalinayo Xarardheere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Ku-xigeenka howlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Galmudug Khalid Cabdi Yuusuf oo uu wehliyo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye  iyo Agaasimaha guud ee Wasaaradda Amniga Galmudug Cabdullahi Mxamuud Barre ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dhisayo saldhigga booliiska Degmada Xarardheere ee gobalka Mudug

Mashruucan oo ay fulinayaan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowlad gobaleedka Galmudug, isla markaana ay maalgalinayaan Midowga Yurub ayaa maanta si rasmi ah waxaa looga dhagax dhigay degmada Xarardheere oo ka mid ah degmooyinka dhibaatooyinka ay ku hayeen kooxaha khawaarijta Al-Shabaab oo ugu dambeyn lagala wareegay khawaarijta.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026

Guddoomiiyaha degmada Xarardheere ayaa ka mahad celiyay hirgelinta mashruucan.

Qaar ka mid ah odayaasha degmada Xarardheere oo madasha ka hadlay ahmiyadda dhismaha saldhigu u leeyahay amniga degmada.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye ayaa ku dheeraaday ka hadalka baahida loo qabo in saldhig caalami ah laga yagleelo degmada Xarardheere iyo faa’iidada ku jirta

Wasiir Ku-xigeenka Howlaha Guud, Dib u dhiska Iyo Guriyeynta Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Khaalid Cabdi Yuusuf ayaa sheegay in uu noqanayo saldhig caalami ah, isla markaana burburkii kadib laga yagleelo degmada Xarardheere oo uu tilmaamay in shacabkii halkaasi ku noolaan jiray ay dib ugu soo laabanayaan ayna ka reysteen dhibaatadii khawaarijtu ay ku heysay in ka badan 15 sano haatana ay ku haminayaan nolal iyo horumar ka badalan tii hore

Previous Post

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Aqalka Dowladda hoose ku qaabilay madax ka socotay WFP

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo guddoomiyay kulan looga hadlayay xoojinta Amniga Caasimadda "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor oo soo dhaweyn loo sameeyay

September 8, 2026
0

Munaasabad lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweyn diirran loogu sameeyay Taliyaha Guutada 21-aad qaybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor Gaashaanle...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

September 8, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, oo ay wehliyaaan Wasiirada Gargaarka iyo Haweenka Koonfur Galbeed, ayaa...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In