Monday, March 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo booqday cisbitaalka Degmada Balcad

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo booqday cisbitaalka Degmada Balcad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Siraaji Sheekh Isaxaaq Cabdulle iyo xubno kale ayaa kormeer howled ku tagay xarunta Cisbitaalka Degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Wafdigaan oo ka koobnaa labada gole ee Hirshabeele,waxaa halkaasi ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Degmada Balcad Qaasim Cali Nuur oo ka warbixiyay xaaladda degmada iyo adeegyada ka jira cisbitaalka.

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
Madaxweynaha JFS oo la hadlay Boqorka Urdun iyo Amiirka Qatar

Madaxweynaha JFS oo la hadlay Boqorka Urdun iyo Amiirka Qatar

March 2, 2026

Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka Hirshabeelle iyo xubnihii kale ee booqday cisbitaalka,waxa ay ka warameen muhiimadda xaruntaasi iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay in wax laga qabto baahiyaha guue ee ka jirta cisbitaalka.

Madaxdaasi waxa ay u mahad celiyeen Hey’adda SYS,waxayna dhinacooda sheegeen in maamul ahaan ay wax badan u qaban doonaan bulshada degmadaasi.

Previous Post

Ciidanka Puntland oo dilay madaxii hawlgallada Daacish ee Gobolka Bari

Next Post

Banaan bax lagu-taageerayo la dagaalanka Khawaarijta oo Wisil lagu qabtay

Next Post
Banaan bax lagu-taageerayo la dagaalanka Khawaarijta oo Wisil lagu qabtay

Banaan bax lagu-taageerayo la dagaalanka Khawaarijta oo Wisil lagu qabtay

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo 125 Booyadood oo Biyo ah Ku Wareejiyay Guddiga Gurmad Abaaraha Degmada Wisil

March 2, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Gurmadka Abaaraha Galmudug, ayaa maalintii...

Madaxweynaha JFS oo la hadlay Boqorka Urdun iyo Amiirka Qatar

Madaxweynaha JFS oo la hadlay Boqorka Urdun iyo Amiirka Qatar

March 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhanka telefoonka kula hadlay Boqor Cabdalla binu Al-Xuseen, Boqorka Urdun iyo...

Hawlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Hawlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

March 2, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo kuwa UPDF, ayaa ka saaray maleeshiyad argagixiso ah...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya

March 2, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In