Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiin kormeeray Dekadda Hobyo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiin kormeeray Dekadda Hobyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi ka koobnaa Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Galmudug, Senatoro iyo Xildhibaannada laga soo doortay degaannada Galmudug, ganacsato iyo Mas’uuliyiin xilal kala duwan horey uga soo qabtay Soomaliya ayaa maanta gaaray magaalada Hobyo ee dhacda Cirifka Badweynta Hindiya.

Ujeedka safarkaan Wafdiga ayaa ahaa Daahfurka Dhismaha Dekadda Hobyo oo markaan ay ku taamayaan inay dhisaan shirkado Madani iyo Ajanabi ah oo shaqo wadaag ah.

Related posts

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026

Mashruucaan ayaa waxaa fulintiisa iska kaashan doono shirkadda Hobyo Port Development iyo shirkad laga leeyahay dalka Turkiga, ijineero ka socday ayaa qeýb ka ahaa wafdiga.

Ugu horeyntii qaar ka mid ah madaxda shirkadaha Baraarug iyo Hobyo Port Development ayaa ka warbixiyay mashruuca waxa uu kaga duwan yahay Mashaariicdii aan fulin ee laga dhagax dhigi jiray Hobyo.

Odoyaal iyo waxgarad ka hadlay Daahfurka mashruucaan ayaa sheegey inay tahay mid wax badan ku soo kordhin doonto bulshada magaalada.

Qaar ka mid ah Xildhibaannada iyo Senatorada laga soo doortay deegaannada Galmudug oo ka hadlay mashruucan ayaa sheegey inuu yahay mid wax tar u leh bulshada Galmudug.

Ugu Dambeyntii Wasiirka Ganacsiga Cabdikaafi Iyo Wasiirka Dekaddaha Galmudug Saabir Nuur Shuuriye ayaa sheegay in Galmudug ay doorkeeda qaadan doonto dhismaha dekaddaan.

Previous Post

Ka hortagga ka ganacsiga Maandooriyaha oo laga hadlay “SAWIRRO”

Next Post

R/W Rooble oo Danjire Madiera kala hadlay kaalinta AMISOM ee sugidda amniga

Next Post
R/W Rooble oo Danjire Madiera kala hadlay kaalinta AMISOM ee sugidda amniga

R/W Rooble oo Danjire Madiera kala hadlay kaalinta AMISOM ee sugidda amniga

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In