Friday, March 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mas’uuliyiintan Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xarunta Dhalashada iyo Sugnaanta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Mas’uuliyiintan Ka Tirsan Maamulka Gobolka Banaadir Oo Kormeeray Xarunta Dhalashada iyo Sugnaanta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Gudoomiye ku xigeenka Howlaha guud Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa maanta kormeeray xarunta dhalashada iyo sugnaanta Dowladda Hoose ee Xamar.

Kormeerka mas’uuliyiintan ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ahaa mid ay ugu kuur galayeen shaqada ka socto xafiiska iyo qaabka loogu shaqeeyo shacabka u soo doonta adeegyada kala duwan.

Related posts

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026

Gudoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Mudane Axmed Xasan Iimaan iyo Gudoomiye ku xigeenka Howlaha guud Mudane Cumar Cali Cabdi ayaa warbixino ka dhageystay howlwadeennad xarunta, waxaana ay sidoo kale kormeeren xafiiska dhallinyarada Gobolka Banaadir.

Previous Post

218 Arday Oo Imtixaanka Fasalka 8aad U Fadhiisatay Degmooyin Ka Tirsan Gobolka Bakool “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Al-Shabaab Ka Sameeyay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Al-Shabaab Ka Sameeyay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Ciidanka Xoogga Dalka Oo Howlgal Ka Dhan Ah Maleeshiyada Al-Shabaab Ka Sameeyay Gobolka Shabeelaha Dhexe

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

Wasiirka Ganacsiga XFS oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Cameroon

March 26, 2026
0

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 14aad ee Wasiirrada ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In