Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad ay Xilalka kula ka wareegayeen Wasiirro ka tirsan Maamulka KG Soomaaliya oo ka dhacday Baydhabo

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Munaasabad ay Xilalka kula ka wareegayeen Wasiirro ka tirsan Maamulka KG Soomaaliya oo ka dhacday Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xaflada Xilka ay ku kala wereegayeen Wasiirkii hore Maaliyada Maamulka KG  Soomaaliya Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur Iyo Wasiirka Cusub ee Dhawaan loo soo magacaabay Wasaarada Maaliyadda C/raxamaan Ibraahim Aadan Sate Waxaa ay Ka dhacday Guddaha Bangiga Ganacasiga KG ee Magaalada Baydhabo.

Waxaana ka soo qeybgaley Xaflada Xilwareejinta Ku simaha Madahaweynaha KG,  Gudoomiyaha G/Baay, Shaqaalaha Wasaarada Maaliyadda, Xantidhawrka Xisaabiyaha KG.

Related posts

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026

Wasiirki Hore Ee Wasaarada Maaliyada KG Sheekh Xasan Ibraahim Lugbuur oo Ugu horeen Goobta ka hadlay Ayaa sigaar ah uga mahad celiyey Shaqaalaha wasaaradda oo uu sheegay in si hagar la, aan ah ay ula shaqeeyeen in tii uu wasaarada Joogay.

C/raxamaan Ibraahim Aadan Sate Wasiirka Cusub ee wasaaradda Maaliyadda KG ayaa dhankiisa umahad celiyey Wasiirkii hore ee Wasaaradd maaliyada ee maanta ku wareejiyay Wasaardda Waxaan la wareegay Wasaaradd shaqeynaysa oo ay joogaan shaqaale u taagan horumarinta Dalka.

Ku simaha Madahaweynaha KG Soomaaliya Axamed Xasan Fiqi oo Gabagabadii Munaasabada Ka hadlay ayaa Kula dardaarmay Wasiirka cusub in uu ku dadaalo sidii loo heli lahaa hanaan maaliyadeed oo lagu kal soonaan karo.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Maxaa Loo Dilay ?

Next Post

Shir looga hadlayay Amniga Dalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Somaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post
Shir looga hadlayay Amniga Dalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Somaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Shir looga hadlayay Amniga Dalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Amniga Somaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gubadley oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 7, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo la afuray ciidanka xoogga

March 6, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta la afuray cutubyo ka tirsan  Ciidanka Xoogga Dalka, isaga oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Jeneraal Maxamed Cali Abokor

March 6, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh ka diray geerida, Alle ha u naxariistee, Janaraal...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo Afur Sharafeed degmada Xamarweyne ugu qabatay Bulshada Banaadiriga

March 6, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho Afur Sharafeed ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In