Saturday, March 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha oo lagu qabtay degmada Boondhere

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha oo lagu qabtay degmada Boondhere
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha ayaa Maanta lagu qabtay Degmada Boondhere ee Gobolka Banaadir, Xafladda daahfurka ayaa Waxaa goob-joog ka ahaa Maamulka Degmada Boondhere, WHO iyo Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir.

Ololahaan Wacyi galinta ayaa Waxaa soo qaban qaabiyay Waaxda Caafimaadka Dowladda Hoose ee Xamar uu horkacyo Agaasimaha Waaxda Caafimaad Dr Maxamed Cadow.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026

Mas’uuliyiinta ayaa shacabka ka dalbaday in ay ka shaqeeyaan caafimaadka iyo koriimada ubadkooda si looga badbaadiya dhibaatada iyo cuuryaaniminta uu leeyahay Cudurka dabeysha canug kasta in la siiyo talaalka dabaysha.

Tags: Munaasabad lagu daah furayay olalaha Wacyi galinta tallaalka Dabeysha oo lagu qabtay degmada Boondhere
Previous Post

Dhalinyarada Dosta oo Tababar ku Aadan Go’aan qaadashada saxda ku qabatay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Sii Hayaha Wasiirka Shaqada oo Maanta gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool+Sawirro

Next Post
Sii Hayaha Wasiirka Shaqada oo Maanta gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool+Sawirro

Sii Hayaha Wasiirka Shaqada oo Maanta gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka+Sawirro

March 27, 2026
0

Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo laga hirgaliyay Xafiiska Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire...

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya oo galabta la ciyaari doona Mauritius+Sawirro

March 27, 2026
0

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jira kulan muhiim ah oo ay galabta...

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

“Haa waan joojin karnaa” oo halkudhig looga dhigay xuska sanadkaan ee Maalinta Qaaxada Dunida

March 27, 2026
0

Mas’uuliyiin ka socday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada  XFS,Ururka Dhaqaatirta iyo marti sharaf kale ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu talagalay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgal qorsheysan ku dilay horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta

March 26, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorsheysan, oo lagu dilay Horjoogihii isku xirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In