Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu daah furayay xarun caafimaad oo Maanta lagu qabtay Degmada Caabudwaaq+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu daah furayay xarun caafimaad oo Maanta lagu qabtay Degmada Caabudwaaq+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Caafimaadka Gobolka Galgaduud iyo mas’uuliyiinta ka tirsan Maamulka Degmada Caabuudwaaq ayaa a maanta si wadajira ah u daah fureeen Mashruuc Caafimaadka Β hooyada, dhallaanka Β iyo bulshada kale loogu tala galay in ay si wada jira ugu ah faa’iido.

Mashruucan Β oo ah mid ay Β Wsaaradda Β Caafimaadka Β ugu talagashay bulshada Soomaaliyeed ayaa waxaa ka qayb Β qaatay Hay’ada UNFPA iyo hay’ada IMC oo ah mida mashruucan ka fulinaysa Degmada.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Munaasabad loogu tala galay in bulshada loogu wargaliyo furitaanka mashruucan oo maanta ka dhacday degmada Cabuudwaaq ayaa waxaa ka soo qayb galay xubno ka socday Maamulka degmada ee DF, Bulshada qaybaheeda kala duwan iyo mudanayaal ka tirsan baarlamaanka Dawlad Goboleedka Galmudug waxaana halkaasi ugu horayn ka hadlay Gudoomiyaha Cafimaadka Degmada ahna Gudoomiye ku xigeenka Caafimaadka Gobolka Mahad Xasan Raage.

β€œBarnamijkaan aan maanta Furayno waxaa uu Guul u yahay Deegaanka iyo Bay’ada hada aan joogno Qaas ahaan Degmadaan Caabudwaaq markii aan shaqadaan bilownay ma jirin adeeg Caafimaad ooΒ  shacabku ay u wada siman yihiin oo lacag la’aana awal waxaa jiray in dadku aysan wada awoodi Karin waxaana uu mashruucani guul u yahay hooyada iyo dhalaan keena”

C/fitaax Maxamed Cabdi oo ah madaxa Hay’ada IMC ee Fulinaysa Maashruucan iyo Xildhibaan Β Bashiir Diiriye Shariif oo ka tirsan Mudanayaaasha Baarlamaanka Galmudug ayaa ugu Baaqay bulshada inay ka faa’iidaystaan Mashrrucan.

β€œ Mashuucaan waxaa keenay oo u fududeeyay bulshada deegaanka iy0o Degmadaan Wasaarada Caafimaadka DF iyo Hay’adaha UNFPA iyo Hay’ada IMC waxaana uu ahaa mid loo baahnaa oo aan mudo ay sugayeen dadka degmadaan anaguna aan daba soconay markii codsiga dwaynaha aan helnay”

C/laahi Basaawayne Β oo kamdi ahaa Xubnihii u hadlay Bulshada ayaa soo dhaweeyay Mashuucaan waxaana uu sheegay qiimaha uuu leeyahay Dadka iyo deegaanka.

Ugu Dambay Madaxa Arimaha Bulshada e maamulka Degmada ee DF Qaliif Cabdi samad ayaaΒ  sheegay in mashruucan uu dan u yahay deegaanka loona baahan yahay in laga qayb qaato habkii degmada ay u heli lahayd.

DSCN4174 (1) DSCN4180 DSCN4184 DSCN4187 DSCN4188 DSCN4191 DSCN4195 DSCN4196 DSCN4197 DSCN4199 DSCN4200 (1) DSCN4200 DSCN4215 DSCN4224 DSCN4235

Previous Post

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yareey oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka+Sawirro

Next Post

Xaflad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Istambuul+Sawirro

Next Post
Xaflad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Istambuul+Sawirro

Xaflad lagu taageerayay dowlad goboleedka Galmudug oo lagu qabtay Istambuul+Sawirro

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In