Wednesday, April 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yareey oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yareey oo loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabada lagu dooranayay Gudoomiayaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Guddiga madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabadda waxaa ka qeybgalay Wasiir ku xigeenka Wasraadda arimaha gudaha iyo Federaalka,Agaasimaha Guud ee wasaarada arimaha gudaha ,Xoghayaha joogtada ah ee wasaarada arimaha gudaha iyo Federaalka ,xildhibanao ka tirsan Baarlamanka Somaaliya iyo Xubnaha Gudiga Doorashoyinka.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Intii ay Doorashada socotay ayaa Xubnaha Gudiga Madaxabanaan ee Doorashoyinka waxa ay Gudoomiye u doorteen xaliimo ismaaciil Ibraahim Xaliima Yarey,halka Gudoomiye ku xigeena loo doortay Siid Cali Sheikh Maxamuud.

Xaliimo Ismaaciil Ibraahim “Xaliimo Yareey” ayaa guddoomiye ka soo noqotay guddigii farsamada ee soo dhisay maamul goboleedka Galmudug, waxaana maanta xubnaha guddiga doorashada qaranka ay maanta u doorteen guddoomiyaha guddigaasi.

DSC00447 DSC00445 DSC00444 DSC00443 DSC00442 DSC00432 DSC00430 DSC00421 DSC00407 DSC00406 DSC00392 DSC00395 DSC00403 DSC00404 DSC00405 DSC00387 DSC00386 DSC00385 DSC00384 DSC00383 DSC00382 DSC00381 DSC00380 DSC00379 DSC00378 DSC00377 DSC00374 DSC00371 DSC00370 DSC00369 DSC00364 DSC00363 DSC00362 DSC00361 DSC00360 DSC00359 DSC00358 DSC00356 DSC00353 DSC00352 DSC00351 DSC00350 DSC00349 DSC00348 DSC00347 DSC00346 DSC00345 DSC00343 DSC00342 DSC00335 DSC00334 DSC00332 DSC00381

Sawirqaade Farxaan Suleyman Daahir

Previous Post

Mas’uuliyinta NUSOJ oo ka qeybgashay Aaska labo Weriye oo Muqdisho ku geeriyootay

Next Post

Munaasabad lagu daah furayay xarun caafimaad oo Maanta lagu qabtay Degmada Caabudwaaq+Sawirro

Next Post
Munaasabad lagu daah furayay xarun caafimaad oo Maanta lagu qabtay Degmada Caabudwaaq+Sawirro

Munaasabad lagu daah furayay xarun caafimaad oo Maanta lagu qabtay Degmada Caabudwaaq+Sawirro

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In