Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyay caqabadaha dhaliyarada heysta oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Munaasabad lagu soo bandhigay daraasad laga sameeyay caqabadaha dhaliyarada heysta oo Muqdisho lagu qabtay-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho ayaa waxaa lagu soo bandhigay cilmi baaris dhalinyaro Soomaaliyeed oo aqoon yahan ah ay ka sameeyeen dhibaatooyinka dhalinyarada Soomaaliyeed waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin wasiir ku xigeenka dhalinyarada iyo ciyaaraha gudoomiyaha gudiga cadaalada baarlamaanka iyo aqoon yahano.

Munaasabada waxaa hadalo ka soo jeediyay qaar ka mid ah mas’uuliyiintii ka qayb gashay oo iyagu ku dheeraaday dhibaatooyinka dhalinyarada iyo sidii looga gudbi karo waxaana Mas’uuliyiintu ay dhalinyarda ku dhiiri galiyeen in dalkooda ay jeclaadaan oo tahriibka ay iska dhaafaan.

Related posts

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026

Guddoomiyaha xarunta cilmi baarisra dhalinyarada Soomaaliyeed, Salaad Sheekh Yuusuf Cadaw, ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada cilmi baarista ay sameeyeen iyo ujeedka laga lahaàa.

Xildhibaan Maxamed Amiin, gudoomiyaha kudlada dhalinyarada Baarlamaanka ayaa sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed dhinacyo badan ay dhibaato kala kulmaan isla markaana ay jiraan dhinacyo cadaw ah oo dhanka xun uga faa iideysta qaarkood.

Sidoo kale Xildhibaan, Faarax Sheikh Cabdiqaadir, oo ka mid ahaa ka qayb galayaasha shirka ayaa bogaadiyay dhalinyarada iyo doorkooda ka qayb qaadadhada nabada iyo hormarinta dalkaan. Waxaana uu weydiistay in midnimada laga wada shaweeyo.

“Muhiimadeena koowaad labaad iyo sadaxaad waa in ay ahaataa adkeynta midnimadeena qaranimadeena sharafkeena iyo badbaadinta dalkeena intaa hadaan sameyno waa hubaa dalkeenu waa hagaagaa” ayuu yiri Faarax.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha dalka mudane Cismaan Dhuubow oo gaba gabadii ka hadlay kulankaa ayaa sheegay in dhibaatada dhinacyada ku qasba dhalinyarada tahriibka ee ay ka mid yihiin shirkadaha shaqada xujada uga dhiga basaboorka ajanabiga ah in talaabooyin laga qaadi doono.

“Ninka ajanabiga ah ee Taangiga wata ee ama Kenya ka soo galaya ama Ethiopia ka soo gudbaya waa xor meesha uu doono ayuu dalkaan ka mari karaa maxaa diiday in mawaadinka Soomaaliyeed ee aan hubka wadan uu dalalkaas xoriyad ku maro ” ayuu yiri Dhuubow.

13211001_1037298603016307_1422833279_o 13211186_1037298773016290_790253244_o 13223603_1037338529678981_707044162_o 13225223_1037298726349628_961179406_o 13230973_1037343009678533_410522004_o 13242086_1037338466345654_1980099487_o

Previous Post

Cabdulle Xasan Nuur oo loo magacaabay wasiiru dowle in uu ka noqday maamulka Galmudug

Next Post

Barnamijka Fanka iyo Fannaanka Ee Radio Muqdisho” Ku Dhageyso Fannaanada Xaawa kiin”

Next Post
Barnamijka, Falanqaynta Ciyaaraha oo looga haddlaayay Xiriirka Cusub ee Kubadd Cag yaraha Soomaaliyeed” Dhagayso”

Barnamijka Fanka iyo Fannaanka Ee Radio Muqdisho" Ku Dhageyso Fannaanada Xaawa kiin"

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

Ciidamada amaanka Beladweyne oo ka hortegay fal argagixisanimo

July 11, 2026
0

Ciidamada ammaanka ee magaalada Beledweyne ayaa caawa ka hortegay fal argagixiso oo labo dhagarqabe oo ka tirsan Khawaarijta ay qorsheynayeen...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In