Sunday, February 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabadda daahfurka bandhiga Buugga Nabadda oo  Gaalkacyo lagu qabtay “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Munaasabadda daahfurka bandhiga Buugga Nabadda oo  Gaalkacyo lagu qabtay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabadda  daah furka  buugga Nabadda Gaalkacyo oo ay soo agaasimeen Madasha Nabadda iyo isdhax galka Gobalka Mudug ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedyada  Galmudug iyo Puntland

Munaasabadda ayaa  waxaa sidookale ka soo qeybgalay Wasiirro aqoonyahanno iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026

Guddoomiyaha Madasha Nabadda iyo isdhex galka Gobalka Mudug Maxamed Sheekh Saciid oo ugu horeyn ka hadlay munaasabadda ayaa sharaxaad ka bixiyay Buugga Nabbada Gaalkacyo ee munaasabadda lagu daahfurayay iyo ujeedada rasmiga ah ee laga leeyahay.

Munaasabadda ayaa sidookale waxaa aragtidooda ku aadan Buuga Nabadda Gaalkacyo ka soo jeediyay xubno ka socday aqoonyahannada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo xusay in Nabbada iyo isdhaxgalka Gaalkacyo sidii loo sii xoojin lahaa uu door ka qaadandoonno.

Guddoomiyayaasha degmada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale iyo Maxamuud Cabdi Nuur Aadan ayaa iyagunna dhankooda bogaadiyay daahfurka buugan iyagoona uga mahadceliyay Madasha Nabadda iyo isdhjax galka doorkii ay ka qaateen amniga iyo nabad galyada shacabka Magaalada Gaalkacyo

Previous Post

Ardayda Soomaaliyeed ee dalka Uganda oo laga wacyi galinnayo halista cudurka COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka la yeeshay safiirka Mareykanka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka la yeeshay safiirka Mareykanka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan ku saabsan arrimaha doorashooyinka la yeeshay safiirka Mareykanka "SAWIRRO"

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

Soomaaliya oo hambalyo u dirtay Boqortooyada Sacuudiga

February 22, 2026
0

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si diirran ugu hambalyaynaysaa Boqortooyada Sacuudi Carabiya aan walaalaha nahay munaasabadda Maalinta Aasaaska, taas oo calaamad...

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

Shir Ku Aadan Isku-duwidda iyo Wada-shaqeynta Hay’adaha Dowladda oo Lagu Qabtay Muqdisho

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cali, ayaa guddoomiyay kulanka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

Ciidamada Xoogga Dalka oo hawlgallo qorshaysan ka wada degmada Xawaadley

February 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa wada howlgallo qorsheysan, kaas oo lagu beegsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta ee ku dhuumaaleysanaya aagga deegaanka...

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Deyniile oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 22, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In