Monday, April 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Musharrax Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo bogaadiyay hanaanka ay u dhacday doorashada Aqalka Sare

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee lagu doortay Baydhabo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hambalyo u diray shanta Senator ee laga soo doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu bogaadiyay hanaanka ay guddiga doorashada wax u wadaan.

“Waxaan hambalyo u dirayaa Senator Zamzam Ibraahim Cali, Ayaan Aadan Cabdilaahi, Aadan Cabdinaasir Maxamad, Maxamuud Maxamad Cabdinuur iyo Dr Xuseen Maxamad Daahir oo loo doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka 11aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya. Waxaan kaloo bogaadinayaa hoggaanka Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo xil iska saaray qoondada haweenka. Waxaan u rajaynayaa Xildhibaannada cusub in Alle la garab galo mas’uuliyadooda, kana yeelo kuwii damiirkoodu uu ku hago danta Qaranka”. Ayuu yiri Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Related posts

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026

Previous Post

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh oo hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee maanta la doortay

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo shir deg deg isugu yeeray guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo shir deg deg isugu yeeray guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi

Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo shir deg deg isugu yeeray guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

Xuseen Iidow oo loo magacaabay Agaasimaha Guud ew Hay’adda Socdaalka

April 13, 2026
0

Golaha Wasiiradda XJFS ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay magacaabista Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya, xilkaas oo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo shir guddoomiyay kulanka aan caadiga ahayn ee Guddiga Joogtada

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dhagax dhigay dhismaha xarunta hay’adda daryeelka agoonta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

SAWIRRO:-Munaasabadda Sanad Guurada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

April 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In