Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muxaadaro diini ah oo lagu qabtay xarunta Ururka SAAD “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Muxaadaro diini ah oo lagu qabtay xarunta Ururka SAAD “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muxaadaro diini ah oo ay soo agaasimeen Ururka SAAD ayaa lagu qabtay Xarunta Madrasada Ururka SAAD oo ku taalo Degmada Kaaraan.

Muxaadarada waxaa ka qeyb galay Culimaa’udiin magac ku leh Wadanka Soomaaliya oo ay ugu horeeyaan Sheekh Abuukar Axmed Qaasin, Sheekh Axmed Cali Yuusuf iyo Macalin wax kadhiga Jaamacadaha Muqdisho Ustaad Maxamed Xasan Cismaan Hareed, Ustaad Xabeeb iyo Guddoomiyaha golaha dhexe iyo kan fulinta Ururka SAAD waxaana lagu baraarujiyay dadkii ka soo qeyb galay ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Culimada ayaa ka hadashay faa’iidada ay leedahay bisha barakeysan ee Ramadaan oo nagu soo fool leh.

13288358_1054106764636481_389407592_o (1) 13288358_1054106764636481_389407592_o 13288692_1054107264636431_1188007259_o 13313545_1054105214636636_103811694_o 13313633_1054107041303120_1021612657_o 13313756_1054104691303355_545184292_o 13313761_1054107054636452_1136285571_o 13321072_1054107611303063_235986714_o 13321089_1054106714636486_269755713_o 13321248_1054105931303231_1413536213_o 13323888_1054107991303025_856096462_o 13324208_1054106284636529_571375349_o 13324436_1054103557970135_980527447_o 13334384_1054105747969916_1330250184_o 13334449_1054103801303444_258472164_o 13334558_1054106407969850_235918283_o 13334643_1054107411303083_1625330961_o 13340920_1054107204636437_1930419699_o 13340928_1054107754636382_1135669963_o

Previous Post

Shirkii horumarinta kalluumeysiga dalka oo lagu soo gabagabeeyay Muqdisho

Next Post

Mu’tamarkii 11-aad ee Ahlusunna Waljamaaca ee Qaarada Yurub oo lagu qabtay Sweden “SAWIRRO”

Next Post
Mu’tamarkii 11-aad ee Ahlusunna Waljamaaca ee Qaarada Yurub oo lagu qabtay Sweden “SAWIRRO”

Mu’tamarkii 11-aad ee Ahlusunna Waljamaaca ee Qaarada Yurub oo lagu qabtay Sweden "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In