Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mu’tamarkii 11-aad ee Ahlusunna Waljamaaca ee Qaarada Yurub oo lagu qabtay Sweden “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Mu’tamarkii 11-aad ee Ahlusunna Waljamaaca ee Qaarada Yurub oo lagu qabtay Sweden “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu soo gabagabeeyey Mu’tamarkii 11aad ee Ahlusunna Waljamaaca oo ka soconayey Mudoo labo Maalin ah. Caasimada labaad ee gothenburg ee dalka  Sweden.

Mu,tamarkaan oo socdey 2 Maalin ah ayaa waxaa kasoo qayb galay qaar kamid ah Culumaa`udiin magac iyo maamuus ku leh bulshada Soomaaliyeed dhexdeeda ay soo xaadireen.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026

Furitaanka Mu`tamarkan ayaa waxaa ka hadlay Sh.C/raxmaan Sh. Muxudiin Celi oo sanadkaan isaga iyo jameecadiisa ay martingaliyeen Mu`tamarka, waxa una ku soo dhaweeyey Culumaa`údiinka iyo dhamaan jameecooyinka kala duwan ee ka soo qeybgalay Mu`tamarka sida qiimaha badan leh oo ay u soo xaadireen.

Mu`tamarkan ayaa waxaa muxaadarooyin qiimo badan xambaarsana ka soo jeediyey  Culimaa`udiinka kala ah.

Sh. Saalax Mucalim Abdullahi oo ka yimid USA, Sh. Muuse cadde oo ka yimid Holland iyo Sh. Maxamed Cabaas oo ka yimid UK

Mu`tamarkan oo ah mid sanadla ah ayaa waxaa ka soo qeybgalay boqolaal isugu jiray Culimaa’udiin, dadweyne aad u  fara badnaa kuwaas oo qalbi qushuuc ku dheehan yahay ku dhageysanayeey muxaadarooyinka qiimaha leh oo ay culimadu soo bandhigayeen.

Abaabulka iyo qaban qaabada Mu’tamarka ayaa waxaa ay eheyd mid aad u sareysay marka laga eego gudiyada lo xilsaaray deeganka, raashinka iyo nidaamka kuwaas oo si qurux badan iskula shaqeynayey, taasina waxaa ay aheyd  mid soo jiidatay qeybgalaayasha Mu`tamarkan

Ugu dambeeyntii Culimaa,udiinki ka qayb galay Mu`tamarkan ka soo saareen Bayaan ka koobnaa 4 qodob oo uu saxaafada u aqriyeey Sh.C.fitaax Maxamed Khaliif.

1-    Waxaan dhalinta Soomaaliyeed uga digeeynaa in ay iska daayaan tahriibka naftooda ay halis galin karta kaasoo ka dhalan karta cawaaqib xumo, iyadoo aysan u banaaneen diiniyan

2-    Waxaan uga digaynaa waalidiinta Soomaaliyeed in ay iska hubiyaan goobaha waxbarasha oo aysan cayaalkooda geyniin goobaha wax lagu barayo kaas oo ay naftooda halis gasho.

3-    Waxaan ka codsaneeynaa dowladda  ineey hubiso Manaajika lagu dhigaya Masaajidada iyo iskuulada iyo goobaha waxbarashada.

IMG_3090 IMG_3097 IMG_3103 IMG_3123 IMG_3154 IMG_3193 IMG_3214 IMG_3242 IMG_3362 IMG_3364 IMG_3376 IMG_3402 IMG_3434 IMG_3510By: Maxamed C.qaadir Daahir (Ashraf)

Previous Post

Muxaadaro diini ah oo lagu qabtay xarunta Ururka SAAD “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Tamarta oo u jeedisay shirkadaha korontada dalka in qiimo dhimis ay sameeyaan

Next Post
Wasaaradda Tamarta oo u jeedisay shirkadaha korontada dalka in qiimo dhimis ay sameeyaan

Wasaaradda Tamarta oo u jeedisay shirkadaha korontada dalka in qiimo dhimis ay sameeyaan

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In