Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nin dad ku dhex toogtay Jaamacad ku taalla Mareykanka

caqiil by caqiil
3 years ago
in Wararka
0
Nin dad ku dhex toogtay Jaamacad ku taalla Mareykanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay xarunta Jaamacadda Michigan State University ee dalka Mareykanka, hakaasi oo ay ka dhalatay dhibaato isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Booliska jaamacadda, ayaa sheegay in rasaas laga soo riday laba goobood  oo kamid ah dhismayaasha Jaamacadda, kuwaasi oo kala ah tac Berkey Hall iyo dhismaha Midowga Jaamacadda Gobolka Michigan (MSU).

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026

Dadka ay waxyeellada soo gaartay ayaa goor danbe laga helay gudaha dhismaha Jaamacadda, Chris Rozman oo madax u ah  Booliska jaamacadda ayaa u sheegay warfidiyeenka in aanay jirin wax hanjabaad ah oo horay u soo gaaray maamulka iyo barayaasha Jaamacadda ka hor weerarka.

Weerarkan ayaa la sheegy in lagu dilay saddex qof,  halka shan kalena lagu dhaawacay, kuwaasoo qaarkood ay soo gareen dhaawacyo halis ah.

Labo ka mid ah dadka dhintay ayaa ku sugnaa Hoolka Berkey, halka midka kalena uu ku sugnaa Xarunta Ururka MSU.

Ninka weerarka geystay ayaa la dilay, ka dib israsaaseyn ku dhawaad afar saacadood socotay oo dhexmartay isaga iyo Booliska, waxaana hadda socda baaritaan la xiriira shaqsiga dhibka geystay iyo sababta ku kaliftay weerarka.

Previous Post

Taliyaha Booliska oo wax ka baddalay adeegga dadweynaha ee uu bixiyo hoggaanka barista dembiyada

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay xarunta Farsamada Gacanta ee Haweenka Degmada Shibis

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay xarunta Farsamada Gacanta ee Haweenka Degmada Shibis

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay xarunta Farsamada Gacanta ee Haweenka Degmada Shibis

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Garsoore Cumar Cartan oo ka mid noqday garsoorayaasha koobka Adduunka

April 9, 2026
0

Madaxweynaha JFS, Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Garsoore Cumar Cabdulqaadir Cartan, kadib markii uu noqday garsoorihii...

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

Raktarka Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shir muhiim ah

April 9, 2026
0

Raktarka Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Prof. Dr. Maxamed Maxamuud Maxamed, ayaa ka qayb galay shir muhiim ah oo ku saabsan isbeddellada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In