Friday, March 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha garsoorka maxkamadda Hegue

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Nin Soomaali ah oo loo doortay Guddoomiyaha garsoorka maxkamadda Hegue
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

C/qawi Axmed Yuusuf oo ahaa guddoomiye ku xigeenka Maxkamadda Caddaaladda Caalamiga ee ICJ ayaa loo doortay shalay oo Talaada ahayd xilka madaxtinimo, ka dib markii uu kusoo baxay codeyn qarsoodi ah oo ka dhacday xarunta maxkamadda ee fadhigeedu magaalada the Hegue ee dalka Holland.

warkan oo ay jariiradda Africannews kasoo xigatay safiirka Soomaaliya u qaabbilsan midowga Yurub Ambassador  Cali Siciid Fiqi ayaa shaaciyay natiijada guusha garsoore C/qawi Axmed.

Related posts

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026

Madaxweynaha cusub ayaa xubin sare ka ahaa maxkamadda ICJ tan iyo  February 2009, waxaana xilka guddoomiye ku xigeennimo loo doortay sanaddii 2015.

Mr;Yuusuf  waxa uu ku dhashay magaalada Eyl Gobollada Waqooyi Bari Soomaaliya 1948,wuxuuna kasoo qalin jebiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed 1973, wuxuuna wax barashadiisa heerka sare ku dhammaystay Jaamacadda Florence ee dalka Maraykanka 1977-kii, isagoo ku taqasusay sharciga caalamiga iyo xiriirka bulshada, wuxuuna shahaadadiisa  Ph.D. ku diyaariyay jaamacadda sharciyada caalamiga ee Geneva.

Garsoore C/qawi Yuusuf ayaa noqonaya guddoomiyihii 26 aad ee soo mara  ICJ, isagoo ka guuleystay Ronny Abraham oo kasoo jeeda dalka  farnsiiska , wuxuuna sidoo noqonayaa masuulkii ugu sarreeyay ee Afrikaan ah ee qabta xilkaas, waxaana kaga horreeyay Taslim Elias oo ka soo jeeda dalka Nigeria,inta u dhaxaysay 1982-1985 iyo Mohamed Bedjaoui oo u dhashay Aljeeriya, kaasoo isna hayay sanadihii 1994-1997-kii.

Previous Post

Sawirro+ Guddoomiye Eng. Yarisow “Muqdisho way isbeddeli doontaa, waxaana iiga muuqda ifafaalihii guusha horseedi lahaa”

Next Post

Guddoomiye Jawaari oo dalka dib ugu soo Laabtay

Next Post
Mareykanka oo cunaqabateeyey saraakiil Nuclearka u qaabilsan Kuuriyada Waqooyi

Guddoomiye Jawaari oo dalka dib ugu soo Laabtay

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

March 12, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Ururka 171aad Guutada 17aad Qeybta 1aad ee Kumaanooska Gorgor ayaa howlgallo qorsheysan Ka fuliyay Koonfurta...

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

Wasiirka Isgaarsiinta XFS oo soo xiray Madasha Bandhigga Sahanka Qiimeynta Heerka U-Diyaargarowga Dhijitaalka

March 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda isgaarsiinta iyo teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Soomaali , ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo xiray Madasha Bandhigga...

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In