Ciidanka Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay dhagar-qabe ku eedeysan in uu ka qeyb qaatay dil dhowaan labo muwaadin loogu geystay Degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.
Hay’adda NISA iyo guud ahaan laamaha amniga ayaa hawlgallo lagu xaqiijiyo Amniga muwaadiniinta Soomaaliyeed ka wada guud ahaam dalka, iyadoo sidaan oo kale horay gacanta loogu soo dhigay kuwa halis ku ahaa amniga Caasimadda.