Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

NUSOJ oo kaashaneysa Midowga Yurub oo Muqdisho ka daahfurtay tababarro socon doona 2-Sano

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
NUSOJ oo kaashaneysa Midowga Yurub oo Muqdisho ka daahfurtay tababarro socon doona 2-Sano
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka qaran ee Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee NUSOJ oo kaashaneysa Midowga yurub iyo tababarayaal ajaanib ah oo ka socda hey’adda hormarinta Suxufiuiinta ee Finland ee VIKES ayaa maanta Muqfisho ku daahfuray barnaamij loogu talagalay in lagu hormariyo Wariyaasha Soomaaliyeed kaas oo socon doona labada sano ee soo socota.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026

Daahfurka kaddib waxaa maanta bilowday Tababarkii ugu horreeyay oo ay ka qeybgalayaan 30 Wariye iyo 30 Agaasime waxaana bixin doona Macallimiin ajaanib ah oo kala ah JUHA REKOLA iyo PIEK JOHANSSON oo ka yimid Finland iyada oo lagu qaadan casharro ku saabsan xuquuqda shaqaalaha gaar ahaan Wariyaha waxa uu socon

Xoghayaha Guud ee NUSOJ Mohamed Ibrahim Moalimuu oo ka hadlay daahfurka barnaamijka ayaa sheegay in ay tahay markii ugu horreysay oo Wariyaasha Soomaaliyeed ay fursad u helaan in ay ka qeybgalaan tababar ku saabsan xuquuqda Shaqaalaha.

Peik oo ka socday VIKES ayaa isna sheegay NUSOJ ay kala sii shaqeyn doonaan sidii ay u gaari lahayd dhammaan Wariyaasha Soomaaliyeed ee u baahan in aqoontooda kor loo qaado.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta DFS C/raxmaan Yuusuf Alcadaala oo daahfuray tababarka ayaa sheegay in Wariyaasha Soomaaliyeed ay baahi xoog leh u qabaan in ay ogaadaan xuquuqdooda iyo sida Wariyaasha aduunku ay u maraan xuquuqda shaqaalinimo.

NUSOJ ayaa tababarrdan gaarsiin doona dhammaan Wariyaasha jooga Gobolada dalka 2da sano ee Mashruucan socdo.

Previous Post

Jabuuti oo u dabaal degeysa Maalinta xornimada Dalkeeda ee 27-ka June

Next Post

Hawlgalka Haddiyadda Xorriyadda oo lagu laayay Ajaanib ka tirsan Alshabaab.

Next Post
Ciidanka Kumandooska Danab oo burburiyay fariisin ay Shabaab ku lahaayeen degaan ka tirsan gobolka J/Hoose

Hawlgalka Haddiyadda Xorriyadda oo lagu laayay Ajaanib ka tirsan Alshabaab.

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo biyo dhaamin ka bilowday Baydhabo

March 15, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee QM

March 15, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta SoDMA ku qaabilay Isku-duwaha Arrimaha Beni’aadamnimada ee...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Waaxda Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In