Sunday, March 22, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Odayaal iyo waxgarad ka qeybgalay kulan nabaadeed oo lagu qabtay Beledweyne “Sawirro”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Odayaal iyo waxgarad ka qeybgalay kulan nabaadeed oo lagu qabtay Beledweyne “Sawirro”

DCIM100MEDIA

0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulan nabadeed oo ay iskugu yimaadeen odoyaal iyo wax garad ka mid ah dadkii walaalaha ahaa ee shalay ku dagaalamay xaafadda howlwadaag ee magaalada Beledweyne ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ugaas Cabdi raxmaan
Ugaas Qaliif saraakiisha ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ka howlgala gobolka Hiiraan.

Muhiimada kulankaan ayaa waxaa uu ahaa xallinta dagalkii shalay.islamarkaana baaq nabadeed loogu diray dadkii dagaalamay oo wax garadkooda ay fadhiyeen kulanka, Ugaas Cabdi raxmaan ayaa kulanka ka hadlay waxaana uu sheegay qimmaha nabadgelyad.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026

“wixii shalay dhacay in aan dib ugu laabano maaha wax walba waxaa ka wanaagsan nabada ee nala qaata” ayuu yiri Ugaas C/raxmaan Ugaas Qaliif.

Sidoo kale waxaa ka hadlay odoyaal ka mid ah labada dhinac ee  shalay ay dirirto dhexmartay waxaana dhinac  kasta uu balan qaaday in baaqa nabada ay si waangsan u dhaqan gelinayaan.

Kulanka kadib ayaa socdaal nabadeed odoyaal iyo wax garad ay ku mareen goobihii shalay lagu dagaalamay halkaasoo ay fariismo ka samaysteen  ciidamada  si loo ilaaliyo hantida shacabka maadaamaa goobahasi ay yihiin goobo ganacsi.

DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
DCIM100MEDIA
Previous Post

Agaasime “Bahlaawi” oo kulan la qaatay Wasiiru-dowlaha Warfaafinta Sudan “Sawirro”

Next Post

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay la wareegidda Wabxo “War-saxaafadeed”

Next Post
Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay la wareegidda Wabxo “War-saxaafadeed”

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay la wareegidda Wabxo "War-saxaafadeed"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay qaar kamid ah Odayaasha iyo Waxgaradka deegaannada Koonfur Galbeed

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay odayaasha...

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo kulan ciyaareedka AFCON-2027 kaga qayb galaya Mozambique

March 22, 2026
0

RADIO MUQDISHO(Mozumbique):-Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda Cagta ayaa ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aaden Cadde International Airport, iyagoo ka...

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

Safiirkii ugu horreeyay ee Soomaaliya u fadhin doona dalka Finland oo warqadihii aqoonsiga laga guddoomay

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sweden, Cabdikarin Axmed Maxamed, ayaa toddobaadkan waraaqihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Finland, Alexander Stubb....

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In