Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Olole nadaafadeed oo maanta ka billowday degmada Waaberi+Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Olole nadaafadeed oo maanta ka billowday degmada Waaberi+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Olole nafaadadeed oo sare loogu qaadayo nadaafadda iyo bilicda ayaa maanta ka billowday xaafadaha kala duwan ee degmada Waaberi gobolka Banaadir.

Afarta xaafadood oo ay ka koobantahay degmadaasi ayuu ka billowday ololahaasi oo ay ka qeybqaadanayaan xoogag ka kala socday xaafadaha ay ka koobantahay degmada, kaasoo la doonayo in lagu soo celiyo bilicda iyo nadaafadda degmadaasi inta lagu guda jiro maalmaha ciidda oo foodda inagu soo haya.

Related posts

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026

Gudoomiyaha degmada Waabari  Xaawo-kiin  Maxamed Cali ayaa Radio Muqdisho u sheegtay in amarkaan uu baxshay  gudoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen “Muungab” hadafkuna uu yahay in ciidda inta aan la gaarin degmada la nadiifiyo

“ maanta waxaan u taaganahay in degmada Waabari Afarteeda waa xood sida aad soo aragteenba waax kasta qaybteeda ayey ku aadday  si loo dar dar galinyo in nadaafada iyo bilic soo celinta magalada Muqdisho, waxana go’aankaan ka soo baxay gudoomiyaha gobolka Banaadir” ayeey tiri gudoomiyaha degmada Waaberi.

Ololahan nadaafadeed ayaa qeyb ka ah qorshaha maamulka gobolka Banaadir uu ku doonayo in lagu soo celiyo nadaafadda iyo bilicda caasimadda Muqdisho.DSC04578DSC04518 DSC04524 DSC04526 DSC04527 DSC04529 DSC04531 DSC04532 DSC04534 DSC04536 DSC04539 DSC04543 DSC04544 DSC04545 DSC04554 DSC04555 DSC04559 DSC04562 DSC04563 DSC04564 DSC04566 DSC04567 DSC04569 DSC04570 DSC04572 DSC04573 DSC04574 DSC04578 DSC04579 DSC04581 DSC04583 DSC04584 DSC04586 DSC04588 DSC04589 DSC04599 DSC04603 DSC04604   DSC04607 DSC04624

Previous Post

Daawo Sawirrada: Xujeyda oo gudanaysa waajibaadka xajka ee sanadkan

Next Post

Gurigii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada oo dad daganaa muddo laga saaray maanta”SAWIRRO”

Next Post
Gurigii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada oo dad daganaa muddo laga saaray maanta”SAWIRRO”

Gurigii Wasaaradda shaqada iyo Arrimaha bulshada oo dad daganaa muddo laga saaray maanta"SAWIRRO"

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

FGS STATEMENT ON THE DEVELOPMENTS OF SOUTH WEST STATE

March 30, 2026
0

The Federal Government of Somalia has long sought to address the concerns of the South West State through measures intended...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In