Guddoomiyaha golaha shacabka oo kulan sagootin ah la qaatay Danjiraha xilka baneynaya ee Itoobiya
Guddoomiyaha golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan isugu jira Casho iyo ...
















