Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay sharciga miisaaniyadda sanadka 2023-ka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Sharciga Miisaaniyadda Dowladda ee sanadka 2023 oo Todobaadkii tagay ay ...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SODMA) Maxamuud Macalim iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Magaalada Ankara kula kulmay Guddoomiyaha hay’adda TIKA ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta ka guddoomay ballanqaadka qorshe-howleedka sanadka cusub ee 2023, Wasiirka ...
Wasaaradda Waxbarashada,Hiddaha iyo tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa qaadanaysa Saddex kun oo Macallimiin ah, si kor loogu qaado ...
Kooxo burcad Koonfur Afrikan ah ayaa Maanta gudaha dalkaas kudileen muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ahaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika ...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyay shir xildhibaanada golaha ay ku yeeshay magaalada ...
Ciidanka Kuuriyada Koonfureed ayaa sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay Sedax Gantaal oo riddada gaaban ah ku ridday Xeebaha bari ee ...
Allaha u naxariiste, halgamaa Hibaad Cali Dasar, ayaa shihiiday isaga oo kor yeelaya sharafta ummadda Soomaaliyeed iyo qiimaha Diinteenna Suubban, ...
Kooxda Khawaarijta Al shabaab ayaa duugay Ceel biyood ku yaallo Aboocow oo hoostaga deegaanka No-50 ee gobolka Shabeellaha hoose. Khawaarijta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho