Ciidamada XDS oo sheegay in Gaadiid ay Khawaarijta is Af-duub ah u haysteen ay ku wareejinayaan dadkii lahaa
Dagaalkii dhawaan lagaga xoreeyay Khawaariijta degaanka Masaaji Cali Guduud, ayaa waxaa kooxaha argagixisada ah lagaga soo furtay Gawaari faraban oo ...
















