Kulan looga hadlayay ilaalinta xuquuqul insaanka oo Gaalkacyo lagu qabtay
Kulankan oo ay soo agaasintay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug oo gacan kaheleysa hay'adda UNDP isla markaana looga hadlayay ...
Kulankan oo ay soo agaasintay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Galmudug oo gacan kaheleysa hay'adda UNDP isla markaana looga hadlayay ...
Maxkamada darajada koowaad ee ciidanka qalabka sida qaybta 27aad ayaa dil ku xukuntay xidigle xoogga Maxamed Aadan Maxamed Isaaq (Kobra), ...
Guddiga Doorashooyinka Hirshabelle ayaa shaaciyay in la fasaxay kuraastii hore loo hakiyay xalna laga gaaray GXE ee horay loo shaaciyay. ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Asad Yusuf oo ay weheliyaan Agaasimayaasha Kormeerka, Qiimeynta Marwo Zahra Cabdi ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Koonfur galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo ku qabtay doorashada lix kamid ah kuraasta ...
Iyadoo maalintii 14-aad uu socda Duulaanka uu Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, ayuu Wasiirka Tamarta Ukraine Herman Halushenko, ku eedeeyay ...
Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay Jadwalka Doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo ...
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubaland, ayaa Gacanta ku soo dhigay horjoogayaashii ugu sareeyo argagixisada Al Shabaab ee gobolka Jubadda ...
Marwada Koowaad ee dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo maanta ka qeyb gashay Munaasabadda Xuska Maalinta Haweenka Adduunka ee 8-da ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho