Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada XDS Oo Gaaray Deegaanka Garasyaani
Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo ay wehliyaan Saraakisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa gaaray Degaanka Garasyaani ee Bartamaha gobolka ...
















