Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka North West oo dooratay Guddoomiye “SAWIRRO”
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka North West ayaa magaalada Rustenburg ku doortay Guddoomiye cusub kadib markii Guddoomiyahii hore xilka uu ka ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka North West ayaa magaalada Rustenburg ku doortay Guddoomiye cusub kadib markii Guddoomiyahii hore xilka uu ka ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadaa Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa habka fogaan aragga shir kula yeeshay Wakiillada Beesha Caalamka ee ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta Cabdullaahi Cumar Aadan iyo madaxda Mashruuca Biyoole ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku wareejiyay, Wasaaradda ...
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland ayaa maanta soo gaba gabeenaya doorashada kuraasta deegaan doorashada koobaad ee magaalada ...
Guddiga Hirgelinta doorashada ee dowlad Goboleed Hir-Shabeelle ayaa shaaciyay Jadwalka doorashada laba kamid ah kuraasta Golaha Shacabka iyo Guddiga xulista ...
Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Muuse Maxamed Cusmaan, ayaa dalka Lubnaan ee caasimadiisa ...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shir socday labo maalmood oo looga hadlayey maamulka iyo xakamaynta hubka iyo rasaasta, ...
Waxaan si nabad ah aniga iyo wafdigeyga ku soo gaarney magaalada Doxa ee Dalka Qatar.Inta aanann u gudagelin howsha Qaran ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda ayaa maanta qabatay Munaasabada Xuska Maalinta Caafimaad Afka ee Adduunka 20 March 2022, Wasaaradda Caafimaadka ...
Maamulka degmada gaalkacyo oo muddooyinkii u danbeeyay ku howlanaaa haggaajinta bilicda magaalada gaalkacyo iyo ilaalinta nadaafada bulshada ayaa maanta bilaabay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho