Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Safiirka Jaamacada Carabta u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta ...
















