Ergeyga gaarka ah oo booqday Carruur nafaqo darro heyso oo ku jira Isbitaalka Banaadir “SAWIRRO
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay Magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya ...
Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha ayaa u kuur galay xaaladda dad kusoo barakacay Magaalada Muqdisho, balse hadda wajahaya ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jaamacada carabta ...
Labo wariye oo ka tirsan wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ku dhaawacmay, halka darawal la socdayna la dilay ka dib ...
Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa dilay madaxii argagixisada Al-Shabaab u qaabilsanaa Jabhada Gobolada Baay iyo Bakool kadib howlgal ay ka ...
Xanuunkan ayaa la xaqiijiyey in uu ka dilacay dalalka Kanada, Faransiiska iyo Mareykanka, saraakiil caafimaad ayaa sheegay in Xanuunkan uu ...
Ciidamada Xoogga dalka, gaar ahaan cutubyo ka tirsan kumaandooska Danab, ayaa howlgalo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay deegaanada Maracadde, Galka ...
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qoondo cusub oo dhan 20 milyan oo dollarka Mareykanka ah ...
Muwaadiniin Soomaaliyeed, ayaa xalay Dhimasho iyo Dhaawac loogu gaystay Magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan Xaafadda Strand. ...
Taliska ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya ayaa shaaciyey in iyagoo kaashanaya ciidamada dowladda Soomaaliya ay duqeymo ka fuliyeen degaanka ...
Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa shaacisay in 18-ka bishaan Juun loo fariisa doonaa imtixaanka shahaadiga ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho