Ciidanka ammaanka oo hawlgal Nabadgelyada lagu sugayo ka bilaabay Dhuusamareeb
Ciidamada amniga, gaar ahaan Booliska iyo Nabad sugidda ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabay howlgallo balaaran oo amniga lagu xaqiijinayo. ...
Ciidamada amniga, gaar ahaan Booliska iyo Nabad sugidda ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabay howlgallo balaaran oo amniga lagu xaqiijinayo. ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee ...
Xildhibaan Maxamed Axmed Beerey oo ka mid ah Xildhibaannada Golaha shacabka ayaa ku baaqay in la caawiyo dadka masaakiinta ah ...
Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka kala wareegay Guddooomiyihii ...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeya Guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa Maanta Gaaray Magaalada Xudur Xaruunta Gobalka Bokool. Taliyaha waxaa ...
Xilli Dagaalka Ruushka uu ka wado Ukraine uu galay maalintii 66-aad, sidokalana ay socoto daadgureeynta Hubka Kiev kaga imaanayo xulufada ...
In ka badan 3,000 oo qaxooti ah, tahriibayaal iyo magangalyo doon ah ayaa ku dhintay marinnada Mediterranean-ka iyo badda Atlantic-ga ...
Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cisman Abuukar Dubbe ayaa caawa soo gabo gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho