Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo Baladweyne lagu qabanayo.
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray liiska guddiga soo xulaya Ergada iyo jadwalka kursiga HOP#039. Kursigaan ...
Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee HirShabeelle ayaa soo saaray liiska guddiga soo xulaya Ergada iyo jadwalka kursiga HOP#039. Kursigaan ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Akhriso: War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal. Maanta oo ay ahayd maalintii labaad ee Bixinta Shahaadada Xildhibaanimo ee ...
Waxaa maanta xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer federaal ka socota shahaado siinta xildhibaanada cusub ee ee baarlamaanka Jamhuuriyadda Soomaaliya, ...
Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Pakitan ayaa hor istaagay mooshinka kalsooni kala noqosho asagoona ku tilmaamay mid aan dastuuri ahayn. Dhanka ...
Waxaa maalintii labaad si habsami leh xarunta dhexe ee guddiga doorashooyinka heer federaal uga socota diiwaangelinta iyo shahaado siinta xildhibaanada ...
Ciidamada Daraawiishta Galmudug ayaa Duleedka Deegaanka Cadalle ku qabtay Maleeshiyaadka ka tirsan Al-shabaab iyo gaari ay kasoo buuxiyeen walxaha Qarxa ...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii kow iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah ...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Aboker Dubbe ayaa si rasmi ah caawa u ...
Doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#019 oo lagu qabtay magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku guuleystay Maxamed Cabdiqaadir ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho