La taliyihii madaxweynihii hore maraykanka oo dacwad lagu soo oogay
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday ...
Lataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday ...
Tartanka kursiga Todobaad ee Aqalka sare ee Galmudug ayaa waxaa ku tartamayay musharaxiinta kala ah Gen Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ...
Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aanadii ka soo baxay Taliyaha Guud ...
Waxaa magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowlad gobaleedka Galmudug ka socota qaban qaabada doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka ...
Ciidamada amaanka ee ka howlgallo gobalka Hiiraan, ayaa kooxda Nabad diidka ee Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhaca galbeed magaalada Baladweyne ...
Horjooge Maxamed Xasan Macalin oo maleeshiyada Al-Shabaab u qaabilsanaa Maxkamadda Degmada Kurtun-waareey, isla markaana magaciisa Afgarashada yahay (Abu-Cali) ayaa xalay ...
Waaxda Caafimaadka qoyska, Qaybteeda caafimaadka carruurta ayaa qabatay xuska maalinta Oofwareenka. Taasoo haddafkeedu yahay in aan dhamaanteen u qareemayno sidii ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoygiisa ku hooqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Shariif Sheekh ...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo ka qayb galay qalin Jabinta 346 Arday oo ka baxday Jaamacada Boosaaso. Ardaydan qalin jabisay ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho