Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyaha iyo Taliye xigeenka qeybta Booliska ee Gobolka Cayn.
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 46 ee November 25, 2021 kuna ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 46 ee November 25, 2021 kuna ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadabaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudan Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta furey ololaha ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. kulanka oo uu ...
Madaxweynaha Dowad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu Hoggaaminayey ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Cambaareeyey Qarixii ismiidaaminta ahaa ee saaka ka dhacay Magaalada Muqdisho. ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxa uu bogaadinaayaa Guddiyada Doorashooyinka heer Federal , Guddiyada Doorashooyinka Somaliland, Galmudug iyo Koofur Galbeed ...
Waxaa si habsami leh u socda Doorashooyinka golaha shacabka Soomaaliya oo soo bilaamatay 1 November 2021ilaa haddana toban kursi ayaa ...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo xirtay Tababar socday laba maalin oo ku saabsan uruurinta Xogaha ...
Dhaawaca Agaasimaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed Sharma'arke Maxamed Warsame ayaa diyaarad gaar ah oo kuwa cafimaadka ah loogu qaaday dalka Turkiga, ...
Munaasabadaan oo aheyd mid ardayda iyo maamulka Jaamacadda Somaville ay ugu dabaal dagayeen guusha dhawaan ay ka gaareen tartanka loo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho