Turkish Government has strongly condemned today’s cowardly and atrocious terrorist attack in Mogadishu
Turkish Government has strongly condemned today’s cowardly and atrocious terrorist attack in Mogadishu.
Turkish Government has strongly condemned today’s cowardly and atrocious terrorist attack in Mogadishu.
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane, Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa booqday iskuulka Al-Mucaasir ee Degmada ...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ayaa kulan layeelatay Dowladaha Deeq bixiyayaasha Caafimaadka, shirka ayaa looga wada hadlay qorshaha Wasaaradda Caafimaadka ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah u furay ...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa Kulan la yeeshay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya. U jeedka kulanka ayaa ku ...
Wafdigaan oo isugu jiray Mas’uuliyiin ka soctay Wasaaradda Gargaarka maareynta masiibooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo hay'adaha U-ka oo ...
Muqdisho, 25 November 2021; Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 46 ee November 25, 2021 kuna ...
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadabaha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Mudan Isxaaq Xaashi Jimcaale, ayaa maanta furey ololaha ...
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada Puntland. kulanka oo uu ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho