Guddiga doorashada Heer Dowlad Goboleed Puntland oo warqad codsi ah u diray Madaxweynaha Maamulkaas
Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid ...
Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid ...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay sida ay u dhaqangelisay qabsoomidda doorashada Aqalka Sare ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowlad-goboleedka Koofur Galbeed ugu hambalyeeyay bilaabista doorashada Aqalka Sare, isagoo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta soo gabagabeeyay wadatashiyadii uu la lahaa Guddoomiyaha Aqalka Sare ...
Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa hambalyo u diray shanta Senator ee laga soo doortay Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana uu ...
Madaxweynihii hore Soomaaliya ahna Musharax Madaxweyne Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Golaha Aqalka saree ee laga ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee doorashooda maanta ahayd magaalada Baydhabo, isagoo ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Xasan Kaariye Qoorqoor ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray ciidamada qalabka sida ee ...
Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Galmudug oo howlgallo wada jir ah ka sameeyay koonfurta Gobolka Mudug ayaa ku guuleystay inay ...
Magaalada baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada qaar kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare oo ay codeynayaan ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho