Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Gobollada Woqooyi oo sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Guddiga maamulka doorashooyinka Gobollada Woqooyi (Soomaaliland) Khadar Xariir Xuseen, ayaa sheegay in maalmaha soo socda ay bilaabi doonaan doorashada ...
















