Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta lagu qabtay xuska maalinta Caalamiga ah ee Badqabka Bukaanka “SAWIRRO”
Waxa maanta xarunta dhexe Wasaaradda Caafimaadka Puntland ka dhacay xuska maalinta Caalamiga ah ee badqabka bukaanka. Wasiirka Wasaaradda Dr Jamac ...
















