Taliska Booliska Galmudug oo fah faahin ka bixiyay qasaare argagixisada Al-shaab lagu gaarsiiyay deegaanka Wisil.
Taliye ku xigeenka ciidanka booliska gobolka Mudug ee Galmudug Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay ...
















