Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka tacsiyeeyay geerida Malaaq Xasan Shure
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda reer Koonfur ...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda reer Koonfur ...
Sacuudi Carabiya ayaa doonaysay in ay iibsato diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Turkigu soo saaro, sidaas waxaa sheegaya madaxweyne Erdogan, ...
Wararka ka imaanaya buuraleyda Golis ee gobolka Bari ayaa sheegaya in ciidanka ammaanka Puntland dileen maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ka ...
Wareeggii 1-aad ee Dacwadda Baddeenna ayaa maanta si rasmi ah u soo gaba-bagoobay.. Sida uu warbaahinta u sheegay Xeer ilaaliyaha ...
Howlwadeennada Caafimaadka iyo Qaar ka mida mas’uuliyiinta Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa qaatay Talaalka ka hortagga cudurka safmarka ...
Maanta oo Talaado ah taariikhduna ay ku beegantahay 16-bisha ayaa waxaa mar kale dib uga billaabatay maxkamadda caddaaladda adduunka ee ...
Xukuumadda dhawaan la dhisay ee dalka Liibiya ayaa maanta oo talaada ah xilka kala wareegtay xukuumaddii hore . Xukuumadda cusub ...
Dowladda Soomaaliya ayaa deeq lacageed oo biyo dhaamin loogu sameynayo dadka ay saameeyeen abaaraha gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee xarunta gobolka ...
Ergada Soomaaliya ku matalaya dhageysiga dacwadda badda Soomaaliya ee ay Kenya muranka gelisay oo uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda ...
Hay’adda daawooyinka Yurub ayaa shalay oo Isniin ahayd sheegtay in ay ku wadaan baaritaan ku saabsan waxyeelada ka dhalan karta ...
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho