Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub ...
Wasaaradaha Warfaafinta iyo Waxbarashada ee Jubbaland oo iskaashanayaa ayaa maanta waxay soo gaba-gabeeyeen Barnaamij ay ka wadeen Iskuulada ku yaala ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray qaar ka mid ah waddooyinka ...
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri, "Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha waxa ...
Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee ciidanka xoogga dalka ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey qoysas dan yar ...
Ciidanka Geesiyaasha Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta khaarajiyay 9 ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab, ...
Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay 15 xubnood oo ka shaqeyn doona qabashada doorashada Xildhibaannada Golaha Aqalka ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir Shabeelle mudane Calli Gudlaawe Xuseen, ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay ...
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Galmudug (SEIT) Mudane Maxamed Daahir Guleed, ayaa maanta shir gudoomiyay kulan isbarasho iyo wada shaqeynta labada guddi ...
Go’aano Amaanka lagu xaqiijinaayo kasoo oo ka kooban 8 qodob ayaa ka soo baxay Guddiga Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug, kuwaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho