R/Wasaare Rooble “Xukuumaddu waxay deg deg uga howl-geli doontaa una soo bandhigi doontaa qorsheyaasha doorashooyinka”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa uga mahadceliyay madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu wareejiyay mas’uuliyadda doorashooyinka. Ra’iisul ...















