Ciidanka xoogga dalka oo 9 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay tuulooyin hoostaga Degmada Waajid “SAWIRRO”
Ciidanka Geesiyaasha Ururka 260aad Guutada 9aad Qaybta 60aad ee ciidanka xoogga dalka ayaa maanta khaarajiyay 9 ka tirsanaa maleeshiyada Al-Shabaab, ...
















