Xafiisyada Warfaafinta hay’adaha Dowladda oo aqoon isweydaarsi uga furmay Muqdisho
Aqoon isweydaarsigani oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu soconayaa mudda seddex maalmood ...
Aqoon isweydaarsigani oo soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu soconayaa mudda seddex maalmood ...
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 6-aad ee Baarlamaanka 11-aad ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabadda 55-guuradii ka soo wareegtay markii la ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Shirka Wadatashiga Aasaaska Qiimeynta Saamaynta ...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in ay meel wanaagsan marayaan howlaha ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada oo ...
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dahir Shire Maxamed, iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Mudane ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo geesiyaasha xaq u dirirka ah ee dadka deegaanka ayaa saakay cadowga Khawaarijta ku jebiyey dagaallo ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan looga hadlay xaaladaha bani’aadannimo ee dalka, la qaatay kuxigeenka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho