Sawirro: Guddoomiye Cumar Filish oo D/Hiliwaa ugu qeyb-galay munaasabad xil-wareejin ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xilka u kala wareejiyay guddoomiyihii ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xilka u kala wareejiyay guddoomiyihii ...
Waraka aan helaayo Afghanistan waxay sheegayaan in madaxweyne Ashraf Ghani uu isaga cararay dalkiisa, kadib markii kooxda Taliban ay maanta ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wakiilka hay’adda Qoxootiga Adduunka UNHCR ee Soomaaliya Magatte Guisee oo ...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa howlgallo qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen degaanka Goofgaduud Shabeeleey oo katirsan ...
Dowladda Soomaaliya oo Gawaarida gaashaanman ee loogu talagalay ciidanka xoogga dalka kala wareegtay dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga. Munaasabad ...
Xubno kamida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal mudane Maxamed Xasan Cirro ...
Ciidamada nabadsugida iyo Sirdoonka Soomaaliya qeybta ka howgasha degaannada Koonfur Galbeed ayaa howlgallo lagu xaqiijinayay Amniga waxaa ay kas ameeyeen ...
Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay waxaa Maanta ka dhacday doorashada Saddex kursi oo kamid ah Aqalka sare, kuwaas oo ...
Kursiga ugu danbeya 8-mudane ee Golaha Aqalka Sare ee laga soo doorto Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa Ku guuleystey ...
Waxaa si habsami leh u socoto doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare ku matalayo Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana la doortay kursigii Toddobaad. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho