Madaxii Argagixisada u qaabilsanaa afduubka Ajaanibta oo lagu soo bandhigay Camaara
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Camaara ee gobolka Mudug ku soo bandhigay Horjoogihii Argagixisada ...
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dowlad goboleedka Galmudug ayaa magaalada Camaara ee gobolka Mudug ku soo bandhigay Horjoogihii Argagixisada ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu maanta xafiiskiisa kulan kula qaato xubnaha Guddiga Doorashooyinka ...
Munaasabad loogu dabaal dagayo Sanad guuradii 23aad ee aasaaskii Puntland ayaa lagu qabtay Aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garoowe waxaaana ka ...
Agaasimaha Waaxda Shaqaalaha ee Hay'adda Socdaalka Mudane Siciid Axmed Xuseen, ayaa sheegay in tababarkan oo ay la kaashadeen Hey’adda Socdaalka ...
Midowga dhallinyarada SAG ee dalka Suudaan ayaa waxay dhallinyarada qaar ee wax ka barata Suudaan u qabteen kulan cayaareed ay ...
Ciidamada Qalabka sida ee howlgallada ka wada Galmudug oo baacsanaya firxadka argagixisada ayaa gacanta ku dhigey maleeshiyaad iyo hub ay ...
Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa qoraal uu kasoo saaray doorashadii maanta waxa uu ku yiri, "Waxaan ...
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) wuxuu soo dhoweynayaa natiijada doorashadii Aqalka Sare ee maanta oo Isniin ah, 2-da Agoosto,2021 ...
Musharrax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa hambalyo u diray Xildhibaannada Aqalka Sare ee laga soo doortay Koonfur galbeed, isagoo ku ...
Guddiga Maamulka Doorashada Heer dowlad Goboleed ee Puntland ayaa warqad codsi ah u diray Madaxwaynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho