Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo bogaadiyay doorashada Aqalka Sare ee ka qabsoontay Baydhabo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Musharrax Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa bogaadiyay sida ay u dhaqangelisay qabsoomidda doorashada Aqalka Sare ...













