Ciidanka xoogga oo kusii siqayo deegaanka Camaara ee Gobolka Mudug
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanayo kuwad daraawiishta Galmudug ayaa Howl-gal balaaran ka wada deegaanno dhowr ah oo dhaca koofurta Gobolka ...
Ciidanka xoogga dalka oo kaashanayo kuwad daraawiishta Galmudug ayaa Howl-gal balaaran ka wada deegaanno dhowr ah oo dhaca koofurta Gobolka ...
Ra,iisel wasaaraha la magacaabay Saad Hariri ee Lubnaan ayaa xilka ka degay khamiistii kadib markii uu ku guul dareystay inuu ...
Ciidamada amniga Qaranka ee ku sugan afaafka deegaanka Bacaadweyne ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa saaka fashiliyay weerar ismiidaamin ah oo ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo dhiggiisa Dalka Qatar Sheekh Khaalid Bin Khalifa Bin Cabdilcaziz Aala ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Duraan Axmed Faarax iyo Agasimaha Hay’ada Duulista Rayidka Mudane ...
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa maanta magaalada Dhusamareb tababar uga furtay 42-ka mid ah shaqaalaha ka howlagala in ka badan 20- ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa shir guddoomiyey shirka Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka ...
Shirkan Madasha Garsooreyaasha oo labo cesho uga socday magaalada Muqdisho ayaa looga doodayay sidii lagu horumarin lahaa adeegga fullinta dacwadaha ...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warahadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa maanta ka qeyb-galay shir loogga ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay xubnaha ku matelaya Dalkeenna Ciyaaraha Olombikada Adduunka ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho